Musharax Madaxweyne oo ka cabsi qaba in Sidii Jawaari loo diido Shahaadada Musharaxnimo

Doorashada Soomaaliya ayaa ku bilaabatay qaab musuq maasuq ah oo loo wada jeedo, waxaana meesha ka baxday doorashadii horey loo filayay in ay dhacdo ayna noqoto mid lagu tartamo xiiso gaar ahna yeelata. Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka cabsi qaba in doorashada Madaxweynaha iyana noqoto mida Xildhibaanada oo kale oo musharaxiinta qaar loo … Continue reading Musharax Madaxweyne oo ka cabsi qaba in Sidii Jawaari loo diido Shahaadada Musharaxnimo